Wargalin
Mutamarkii Tawfiiq Islamisk Senter ee wadanaka
Norway
Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada
Soomaaliyeed ee kheyrka jecel eek u dhaqan Yurub.
Waxaa idinku casuumeynaa idinkuguna bishaareyneynaa
in la qabanayo Mutamarkii sanadlaha ahaa ee
xiliga Guga uu qaban jiray Masjid Tawfiiq.
Mutamarkan oo ah Mutamarkii 8aad ayaa la qabanayaa
01 April wuxuuna soconayaa Illaa 05 April Insha Allaah.
Waxaanu Idinka codsaneynaa inaad kasoo qeyb gashaan
Insha Allaah, sidoo kale walaalaha sharafta leh iyo
dhamaan marti sharafta ka imaanaya dibadda magaalada
Oslo waxaan ka codsaneynaa iney soo qaataan hu
gooda .
Shicaarka Mutamarka: (Jidka Toosan ?????? ????????)
Goobta iyo gaadiidka la raaci karo:
Fabrikken Arrangmenters As,
Fabrikkhallen, Malmøgaten 2, Grunerløkka
Oslo.
Bus. 30. iyo Trikk-ga 11, 13. Waxaa looga dagayaa
Birkulun
Bus. 31. iyo Trikk-ga 17, Waxaa looga degayaa Sofienberg
Bus 20, 21
waxaa looga degayaa Fagraheimgata
Culimada:
1) Sh Maxamed Cabdi Umal Kenya
2) Sh Cabdiraxmaan Sheekh Cumar America
3) Sh Dr. Cali Maxamed Saalax Norway
4) Sh Yuusuf Axmed Maxamed Sweden
5) Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Somalia
6) Sh Maxamed Idiris Saudi Arabia
7) Sh Saciid Raage Canada
8) Dr. Axmed Daahir Aweys UK
9) Sh Cabdi Baasid Cabdisamad UK
La Xiriir.
Xafiiska TIS. +47 22192599
Axmed Sheekh +47 90067683
Abshir Faras +47 45809618
Cabdifitaax +47 90848579
Iclaamka Internetka kala xiriir Cabdiqani (Sakiin)
+47 4580 8768, Email: sakiin1@hotmail.com