Webside
uu maalgaliyay Axmed Cabdi Salaan oo caadaystay daacayad
iyo aflagaado ka dhan ah qaar ka mid ah beelaha Soomaliyed.
webside u adeega cadowga dalka hirgalintiisuna uu
lahaa Axmed Cabdi Salaan oo ah gacanta midig ee Gen
Gabre waxa uu in mudo ah gashanaa shaar xaq udirir
balse waxey cadaatay ulajeedadiisa iyo midabkiisa
dhabta ahba kadib markii mad madoow yari soo kala
dhax galay madaxda sare ee isbaheysiga xoreeynta dalka
ayuu u arkay fursad uu ku kala qeybin karo xaq udirirka
Somaliyed isagoo aflagaado iyo sharaf dhac shaqsiyadeed
u geesanaya qaar ka mid ah culimada Somaliyeed oo
uu ku kala soka marsanayo hab qabiil oo loogu adeegayo
danaha gumeysiga sida Shiikh Shariif iyo prof Cadow
oo uu ku sifeeyay rag la iibsaday sharafkii iyo halgankiina
dhaafsaday lacag iyo mansab waa siduu hadalka udhigaye
hadaba su,aashu waxa eey tahay ma waxa dalka iyo sharafkii
Somalinimaba iibsaday shaqsiga uu websidekani u adeego
ee Axmed Cabdi Salaan mise Shikh Shariif oo ah halyeey
usoo baxay umada Somaliyed.
Maqaal caadifad jufo hoosaad salka ku haya oo shalay
ku soo baxay websidkan ka fogaaday Soomalinimada kuna
sifobay u adegida cadowga iyo ijaafeynta qaar ka mid
ah qabaa,ilada Soomaliyed ayuu meel ka dhac weyn ugu
geestay maamulka cuqaasha iyo waxgaradka reer Galmudug
isagoo ku sifeeyay in mamulka aas aaska fikirkiisa
uu laha Cade Muuse isla markaana uu dhidibada utaagay
hadalkaa isaga ah inuu ka soo maaxday caqli foorara
iyo masxad aan shaqeeyneyn waxaa cadeeyn u ah in nina
cadowgiisa aanu la dooneyn maamul, wanaag, iyo horumar
uu ku talaabsado toona iskaba daa gacan uu ku siiyo
dhismahisee.
shaqsigaa daciifka ah oo eey dilootay caadifada jufo
hoosaad waxaa mudan inuu maanka ku hayo in dadka reer
Galmudug aan waligood loo meeyrin siyaasadooda danaha
u gaarka ahna eeyan cidna wax ka weeydiin.
Waxaa kaloo ka mid ah meel ka dhacyada uu u gesystay
umada Galmudug isaga oo tilmaamay in ciidamadii duqeyta
ugeeystay airporka Gaalkacyo eey ka baxsadeen magaalada
shacabka Galmudugna eey bilaabeen barakac iyagoo ka
cabsi qabo hanjabaad ka timid dhinaca waqooyi ee magaalada
waa siduu hadalka udhigaye taas oo ah sida muqata
dacaayad iska raqiis ah looguna adeegayo cadowga Galmudug
shacabka Galmudugna ka weyn dad uga bara kaca deegaanadooda
beel kale balse waa sida eey jeclaan lahaayen canaasiirta
qora webside kani ee ka xun jiritaanka dadnimo ee
umada reer Galmudug waxmagaratadas oo caadeeysatay
had iyo jeeraale ineey wax udhimaan sharafta iyo karaamada
deegaanadaas iyo waliba siyaasiyinta ku abtirsata
dhinac walba oo eey siyaasada ka jeedaan.