hanbalyo mehereeddhamaan
dadkaan
RER cilmi daahir coloow
rer ciise daahir coloow
rer max,ed cabdi taako
rer cali nuur xiiray
rer max,ed cali qalaf
rer cabdi max,ed nuur (cabdi cade
rer yuusuf macali
iyo dad kale oo fara badan dhamaan waxay hanbalyo udiraayaa
asli xuseen cali iyo cismaan c/qadir ciise iyo
xamdi max,ed cali qalaf iyo c/rashiid cilmi macain oo
4taba
meherkoodu ka dhacay asbuucaan meherkoodu ka dhacay
magaalada muqdisho