TABOUK
SHIPPING
ABSHIR HUSEIN OSMAN
DUBAI,
UNITED ARAB EMIRATES
TEL: 009714 2255036
FAX: 0097142266983
MOBILE: 0097150
6454912
Email: abshrlee@emirates.net.ae
Tabouk Shipping &
International Trade Co. ltd
Shirkadda Tabouk Shipping oo xarunteedu tahay
magaalada Dubai ee dalka imaaraadka Carabta waa shirkad ku takhasustay qaadista
alaabooyinka ayadoo adeegsaneysa: Dhulka (gawaari iyo tareeno) iyo Badda (Maraakiib
& doonyo), iyo Hawada (Diyaarado). Allaabada wixii ka yar konteenar waxay
shirkaddu kuugu qaadeysaa diyaarad, wixii ka badana waxay kuu marineysaa dhulka
ama badda, ayadoo ka soo qaadeysa dunida dacalladeeda.
Waa shirkad hawl-wadeenadeedu
ay khibrad u leeyihiin maamulidda, gudbinta alaabooyinka, ka baraxidda furdooyinka,
iyo daabulidda ama qaadista alaabta.
Khibradda ay shirkaddu leedahay ayaa
u sahashey in ay alaabooyinka ay qaado si ammaan ah oo waqtigii loogu talo galay
ah ku gaarsiiso meeshii ay alaabtu ku soctey.
Shirkadda Tabouk Shipping
waxay diyaar idiinla tahay adeeg hufan ee la xiriir maamulka shirkadda oo lagala
xiriiri karo:
ABSHIR HUSEIN OSMAN
DUBAI, UNITED
ARAB EMIRATES
TEL: 009714 2255036
FAX: 0097142266983
MOBILE: 0097150
6454912
Email: abshrlee@emirates.net.ae
Web:
http://taboukshipping.com/
Tabouk Shipping waa shirkad
Soomaaliyeed oo diyaar idiinla ah adeeg hufan ee ha u dayma la'aan....
News Update
in English www.dayniileone.com