SHIRKADDA BANAADIR OO IDIIN BALANQAADEYSA IN AY BAABUUR NOOCII AAD DOONTI AH LAGAAGA SOO IIBINAYO DALALKA YURUB

Waxaa loogu bishaareynayaa dhammaan ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka Afrika & Aasiya & cid kasta oo daneyneysa in shirkadda ganacsiga baabuurta ee Banaadir Company ay u balanqaadeyso ganacsatada Soomaaliyeed ee ku kala sugan dacalada dunida ee looga soo iibiyo baabuurta noocyadooda kala duwan dalalka yurub in shirkadu ay howshaas u qabaneyso sameyneyso, ayna baabuur uga soo iibineyso dalalka Holland & Jarmalka, una soo saareyso maraakiib, oo ay u keeneyso dal kasta oo ay joogaan, waxaana shirkadda Banaadir u balanqaadeysaa cid kasta oo dooneysa in baabuur loo soo iibiyo in ay siineyso damaanad qaad buuxa oo ku saabsan lacagta qofkaasi loogu soo iibinayo baabuurka oo noqoneysa qiimaha ugu raqiisisan, waxaana shirkadda Banaadir ee baabuurka soo iibineysa & qofka baabuurka loo soo iibinaya u dhexeynaya shirkadda xawaalada Mustaqbal faraceeda Holland, waxeyna shirkadu heshiis dhinaca kala iibsiga ah kula jirtaa shirkado waaweyn oo baabuurta sameeya, waxaana sidoo kale, shirkadu ay idiin balanqaadeysaa in ay idiin soo iibiso baabuurta mustacmalka ah oo nooc walba leh.



Waxad kala soo xiriir karaa arrimahan

Deeqo Maxed Ciid Tell.31 614389209

ama E-mail.dagaed@hotmail.com

Google

News Update in English www.dayniileone.com

   Halkaan ka iibso waxii aad u bahan tahay oo raqiis ah

   Home of the Web's Best Freebies.

Ku noqo beejka

 

Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: dayniilecom@hotmail.com