Xawaalada Olympic
Expess
Xawaalada Olympic Express ee
Gothenborg, Sweden oo kugu bishaareyneysa adeeg deg deg
ah iyo Amaano!!!
Kala
Xiriir MadaxaXawaalada Olympic Express ee
magaalada Goteborg Ali Iidow
Telefanada kala ah:
+4631543020 Xafiiska
0739781037ama 0762665707
|
Bishaaro Bishaaro
Bishaaro
Dadweynaha sharafta le ee degan wadanka Sweden gaar ahaan
Götenborg xaafadeeda Biskapgården ee suuqadeeda
Friskväderstorg aad ka helikartaan xawaalada caanka
ah ee Olympic Expess International
Xawaalada Olympic waa xawaaladaha Hooyadood
ayaa dhasahay xawaaladaha oo dhan waxaana lagu bartay
adeeg deg deg iyo maano joogto aduunka oo dhan waad ka
helaysaa ee ka gaar iyo khidmac macquul ah oo ku raali
galinaayo.
Hadaba Lacagtaada u dhiibo deg deg meeshaad
rabtay ha u gaarsiisee
Waxaana Xawaalada Olympic looga bartay adeeg hufan iyo
amaano ,waxaana mar walba diyaar kulaha meel walba shaqaalo
hufan oo dhago fudud
Balanteena waa Xawaalada Olympic lacagtaada
u dhiibo horeyna ha ka qataan ehelkaada
Xawaalada waxaay ku dhaxtaalaa Dukaanka lagu gado Telefanada
ee suuqa Friskväderstorg.
Waxaan macaamiisha sharafta leh la ogeysiinaayaa in xawaalada
Olympic ay aduumka dacaladiis oo idil ay xafiisyo ku leedahay,
ay kaa qaadeyso khidmad aad u jaban, sida wadanaka Liibiya
oo kale oo Soomali badan ku dhibateysan yihiin
Waxaa halkaas gacmo fururan kugu soo dhaweynayo shaqaalo
u tababaran soo dhaweynta iyo u heelanaata
shaqada
Kala Xiriir Ali Iidow
Telefanada kala ah:
+4631543020 Xafiiska
0739781037ama 0762665707
Cabdiraxmaan
Macalin Xuseen
Mamaan82@hotmail.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com
dayniilecom@hotmail.com
deyniilenews@yahoo.com
|
 |
|